1/7
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 0
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 1
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 2
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 3
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 4
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 5
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) screenshot 6
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) Icon

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Curious Learning
Trustable Ranking IconDipercayai
1K+Muat turun
46.5MBSaiz
Android Version Icon4.1.x+
Versi Android
9(10-08-2021)Versi terkini
-
(0 Ulasan)
Age ratingPEGI-3
Muat turun
ButiranUlasanVersiMaklumat
1/7

Perihal Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!

WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?

Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si aad lilin u barato' si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo dalam ay bartaan sida lilin loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.

WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA Jiro, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA Jiro!

Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa sameeyey Literacy Kebajikan Learning Curious, CET Iyo Apps Factory

QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:

• Xujo codad oo sii jiidaso Iyo xiiso leh

• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska Iyo qorida

• Ciyaarta xasuusta ereyada

• Heerar "Codka kaliya" oo tartan leh

• Warbixinta horumarka waalinka

• Isticmaale-kala-Duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah

• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh

• Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha Dareen-dhaqameed

• jiraan Ma App-la-socda oo la iibsan

• Ma jiraan lilin xayeesiin ah

• Loo ma baahno ku xirid internetka ah


KHUBARAA Ayaa U SAMEEYEY ILMAHAAGA

Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado Cilmi-baaris Iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay Isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka pertengahan tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-Arko, Iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan dalam ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey dalam lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada Iyo horumarinta Dareen-dhaqameedka ee carruurta.

Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Kilang, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, Iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.

Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama ن u habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay'ad oo aan faa'iido Doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka Maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay Koox Cilmi-baarayaal ah, lilin sameeyayaal, Iyo lilin barayaal oo xooga saaraya dalam ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn Iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 Iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) - Versi 9

(10-08-2021)
Versi lain
Apa yang baruFamilies policy update.

Belum ada ulasan atau rating lagi! Untuk berikan ulasan yang pertama, sila

-
0 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
Aplikasi Bagus DijaminAplikasi ini lulus ujian keselamatan untuk virus, perisian hasad dan serangan hasad lain serta tidak mengandungi sebarang ancaman.

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) - Maklumat APK

Versi APK: 9Pakej: com.eduapp4syria.feedthemonsterSOMALI
Keserasian Android: 4.1.x+ (Jelly Bean)
Pemaju:Curious LearningDasar Privasi:http://www.curiouslearning.org/ftm-privacy-policyKebenaran:5
Nama: Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)Saiz: 46.5 MBMuat turun: 2Versi : 9Tarikh Diterbitkan: 2024-06-10 06:41:36Skrin Min: SMALLCPU yang disokong:
ID Pakej: com.eduapp4syria.feedthemonsterSOMALITandatangan SHA1: 21:2C:97:25:52:8D:70:BF:93:53:99:FC:75:A6:04:87:B3:CB:6C:D3Pemaju (CN): Eric TondreauOrganisasi (O): Curious LearningLokasi (L): CambridgeNegara (C): USNegeri/Bandar (ST): MA

Versi Terkini Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

9Trust Icon Versions
10/8/2021
2 muat turun36 MB Saiz
Muat turun

Versi lain

7Trust Icon Versions
20/7/2021
2 muat turun36 MB Saiz
Muat turun
5Trust Icon Versions
27/11/2020
2 muat turun36 MB Saiz
Muat turun

Aplikasi dalam kategori sama

Anda juga mungkin suka...